Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay Sh. Max’ed Suleymaan (Gacameey) & ilaalo la socotay

Howlgal ciidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen degaanka Gamboole ee gobolka Sh/dhexe ayey ku dileen sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab Saraakiisha Danab ayaa sheegay in howlgalkan uu ahaa mid qorsheysan ujeedkiisu ahaa baacsiga saraakiisha iyo dagaalyahanada Al-Shabaab. “Ciidanka Kumaandooska ayaa ku guuleystay qaarijinta horjoogihii al-shabaab u qaabilsanaa waxa ay ugu yeeraan Maktabka dacwada Sh/dhexe … Continue reading Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay Sh. Max’ed Suleymaan (Gacameey) & ilaalo la socotay